Xukuumada Soomaaliya oo si adag u beenisay Warqad lagu faafiyay Baraha Bulshada

Xukuumada Soomaaliya ayaa beenisay warqad saacadihii lasoo dhaafay lagu baahinayay baraha bulshada oo lagu sheegay in ay kasoo baxday xafiiska Rai;sul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble. Warqadan lagu baahiyay baraha bulshada ayaa lagu sheegay in Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ka codsaday bangiga dhaxe in lagu soo wareejiyo lacag ka badan 9-Milyan Dollar oo ka timid … Continue reading Xukuumada Soomaaliya oo si adag u beenisay Warqad lagu faafiyay Baraha Bulshada